Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
ld ibadaboole.
Lamidka: ibadaboole
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha:
Cudur ibta naasaha xoolaha ku dhaca oo caanaha ku celiya. ld ibadaboolo.
Lamidka: ibadaboolo
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur