ibagorayeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ibagorayee.x

Lamidka: ibagorayee

ibagorayee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Hal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.

x

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xa') Xarafka laba iyo labaatanaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.