ibagujeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ibagujee.

Lamidka: ibagujee

ibagujee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay)

Macnaha:

  1. Hal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxid.