ibajitaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ibajitaysan. ld ibajitaysnaansho.

Lamidka: ibajitaysan, ibajitaysnaansho

ibajitaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).

ibajitaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ibajitaysnaan.

Lamidka: ibajitaysnaan