ibajito

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ibadaboole.

Lamidka: Ibadaboole

ibadaboole

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Cudur ibta naasaha xoolaha ku dhaca oo caanaha ku celiya. ld ibadaboolo.

Lamidka: ibadaboolo