ibalaroorQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Geed-nagaar xajiinka u eg oo xooluhu aad u daaqaan, kuna dararaan markiiba. ld iballaroor. Lamidka: iballaroorSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
iballaroorQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:ld ibalaroor. Lamidka: ibalaroorSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0