Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
ld ibamaro.
Lamidka: ibamaro
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-rtay, -ratay)
Macnaha:
Hal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso.
Lamidka: ibamaryeyso
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur