ibriiq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo, m.l/dh)
Macnaha:
- Weel ka samaysan macdan, naxaas dhoob iwm oo af dhuuban, dhegdheer iyo dabool leh oo shaaha lagu karsado ama lagu shubto; kirli; jalmad.
Lamidka: kirli, jalmad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo, m.l/dh)
Macnaha:
Lamidka: kirli, jalmad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha: