ictiraafsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ictiraafsan. ld ictiraafsanaansho. Lamidka: ictiraafsan, ictiraafsanaanshoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ictiraafsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax, wax wanaaggiisa aqoonsaday ahaansho (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ictiraafsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld ictiraafsanaan. Lamidka: ictiraafsanaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0