idanqaadasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg idanqaado.

Lamidka: idanqaado

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

idanqaado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Macnaha:

  1. Wax sameyntoodu fasax u qaadasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur