igbo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-baday, -batay)

Macnaha:

  1. Cid dood u wakiilasho. ld igmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

igmo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-maday, -matay)

Macnaha:

  1. ld igbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur