iidaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg iidaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

iidaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.
  2. Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur