iimaansashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg iimaanso. ld iimaansad, iimaansi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
iimaansoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax yar ku raali noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
iimaansadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld iimaansasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
iimaansiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld iimaansasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0