iimaanxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld iimaandarro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

iimaandarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qanaaco la'aanta. ld iimaanxumo.