ikhtiraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Hindisaad.
  2. Wax hindisid.

Lamidka: Hindisaad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hindisaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Abuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur