ikhyaarayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ikhyaaree. ld aqyaarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ikhyaaree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. Arrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aqyaarayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ikhyaarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur