ilaahrumaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.

ilaahrumayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Macnaha:

  1. (stay, -satay) (dii.) Ilaah rumayn.

ilaahrumaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ilaahrumaysasho.

ilaahrumaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ilaahrumaysasho.