ilbaxnimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Ilbax ahaansho. 2. Heer, horumar xagga dhaqaalaha, dhaqanka iwm laga gaaro.