ilbaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Reermagaal ahaansho. 2. Qof nolol magaalo aqoonsan, ahaansho.