ildheeraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ildheer. ld ildheeraansho, ildheeri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ildheer

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ildheeraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ildheeraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ildheeri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Aragti-dheer ahaansho. 2. ld ildheeraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur