ilfuur

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-rro, m.dh/-ro, m.l)

Macnaha:

  1. I. ah: qof wax si qarsoodi ah loo samayn lahaa joogiddiisu xayirto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur