ilgalacleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ilbalacleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ilgalacle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0