ilgiirid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daymo kulul oo wax lagu eego. 2. eeg ilgiir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ilgiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof daymo kulul.
  2. Qof daymo kulul ku eegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur