ilhaami

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ku i.: cid ilhaan siin (Eebbe).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur