iliindiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhar gaar ah oo Banaadir laga sameeyo. 2. Waddooyin bahallaha yaryari sida quraanyada, jiraca iwm ay sameeyaan. ld aliindi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aliindiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhar gacanta lagu sameeyo, adag, midabbo iyo noocyo badan leh, oo Soomaaliya lagu sameeyo. ld iliindi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0