iljebi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Hal mar il isku qabasho. 2. U i.: qof isha ugu baaqid.