ilkaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ilkayso. ld ilkaysad, ilkaysi.

ilkayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Ilko yeelasho. 2. Meel la qabsasho.

ilkaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ilkaysasho.

ilkaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ilkaysasho.