ilkow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ilkaddawaco.

ilkaddawaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.