illayse

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. ld illowse.

illowse

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.