illowsho

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld illow¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

illow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.
  2. Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur