ilmarrogasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ilmarrogo. ld ilmarrogad.

ilmarrogo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Minka gudihiisa isku gediyid (uurjiif).

ilmarrogad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ilmarrogasho.