iltuke

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed yar oo dhulka ku faallala oo miro yaryar oo la cuno leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur