imbaryoolaji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Barashada kori-taanka xayawaanka marka laga soo bilaabo ukun bacrisan ilaa iyo uu ka noqdo noole qaangaadh ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur