immisa

Qaabnax: mu.we

Macnaha:

  1. Tiro weyddiimeed oo caddad, qiime ama saacad lagu hubsanayo; inma?, intee?. Tus. “Waa immisadii?”, “Waa meeqa saac?”. ld meeqa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meeqa

Qaabnax: mu.we

Macnaha:

  1. Immisa.

Lamidka: Immisa

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur