imtixaannaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg imtixaaman. ld imtixaannaansho, intixaannaan, inti-xaannaansho.

imtixaaman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-aamaa, -aamayd)

Macnaha:

  1. 1.Wax imtixaan laga qaaday ahaansho. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda ahaansho. ld intixaaman, itixaaman.

imtixaannaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld imtixaannaan.

intixaannaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld imtixaannaan.