ina-adeer

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. (ilma-adeerro, m.dh) Wiil ama gabar adeer dhalay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur