ina-eeddo

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. (ilma-eeddo, m.l) Aabaha walaashiis wiilka ama gabarta ay dhashay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur