indhacaddayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhacaddee. ld indhacaddays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhacaddee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. 1. Sakaraadid. 2. Dood aan wax loo cuksado lahayn ku indha adaygid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhacaddays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld indhacaddayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur