indhacagaarsheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo cagaar ka dhiga midabka indhaha. ld indhacagaarshow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
indhacagaarshowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld indhacagaarshe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0