indhaddaalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Marriin qurxoon oo lagu sameeyo rarada iwm. 2. Ujuuro la siiyo cid wax qortay ama wax akhriday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur