indhadheeraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhadheer. ld indhadheeraansho, indhadeeri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhadheer

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Wax meel fog wax ka arka ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhadheeraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld indhadhee-raan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur