indhagarad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Aqoon yar oo cid loo leeyahay. 2. Qof dadka aqoon wax ugu qabta.