indhakugaraadle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof marba xaaladda uu ku joogo wax ku qaybsada oo aan eegin waxa soo socda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur