indhasaabashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg indhasaabo. ld indhasaabad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
indhasaaboQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:Cid indhasaab xirasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
indhasaabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld indhasaabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00