indhasaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhasaaban. ld indhasaabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhasaaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax la indhaasabay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhasaabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld indhasaab-naan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur