indhawirqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhawiriq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhawiriq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayo.
  2. Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur