indifiiduwalism
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (bul.) Aragti bulshadeed oo tixgelinaysa ficil madax-banaan ama ra'yi xornimo buuxda ee shakhsiyo gar ahaaneed, oo ka soo horjeedda aragtida tixgelinaysa tan dawladda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

