inistinktQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qariisad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qariisadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:(baay.) U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah. ld inistinkt.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00