inix

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld iniin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

iniin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. Mirta ay dhirtu ka abuuranto. ld iniix.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur