Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg inkirsan. ld inkirsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
Wax laysku ogaa, laysku lahaa, ama laysku soo eedeeyey, wax diiddan ahaansho (cid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur